Category: Wararka

1 2,291 2,292 2,293 2,294 2,295 2,819 27516 / 33825 POSTS
Ciidamadda Xoogga Dalka ee Gaalkacyo oo lacag Guddoonsiyaay Gabar Xanuunsan (Sawiro)

Ciidamadda Xoogga Dalka ee Gaalkacyo oo lacag Guddoonsiyaay Gabar Xanuunsan (Sawiro)

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Qaybta gobolka Mudug ayaa maanta deeq lacageed oo Gaaraysa $1,010 Dolar ( Kun iyo Toban Dolar), ku wareejiyey Imaan [...]
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Camey oo Shir ka daahfuray Garoowe (Sawiro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Camey oo Shir ka daahfuray Garoowe (Sawiro)

Madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin Cumar Cameey iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adan K [...]
Doorka haweenka ku leeyihiin hannaanka siyaasadda doorashada 2019 oo laga hadlay (dhegayso)

Doorka haweenka ku leeyihiin hannaanka siyaasadda doorashada 2019 oo laga hadlay (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha qoyska Puntland ayaa Garoowe ku qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay doorka haweenka ee ku aadan ka qeyb galk [...]
Garoowe oo laga hirgaliyaay Shirkadd soo saarta Agab Bacda Madow looga Maarmo (dhegayso)

Garoowe oo laga hirgaliyaay Shirkadd soo saarta Agab Bacda Madow looga Maarmo (dhegayso)

Bacda oo ah shay dhibaato ku hayo degaanka ,duunyada iyo Caafimaadkaba ayaa waxaa muddo dheeer loo fakarayay sidii loo heli lahaa wax lagu badalo si l [...]
R/wasaare Khayre oo ka qayb galay Kulan muhiim ah

R/wasaare Khayre oo ka qayb galay Kulan muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay magaalada Washin [...]
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeel [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Dhalinyaro Somaliyed oo Xabsiyada Liibya laga sii dayaay

Dhalinyaro Somaliyed oo Xabsiyada Liibya laga sii dayaay

Dhalinyaro Somaliyed oo lagu guuleystay in laga soo daayo xabsiyada dalka Libya ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Safiirka Midow [...]
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Shir Muhiim ah uga qayb galay Nairobi

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Shir Muhiim ah uga qayb galay Nairobi

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay safar shaqo oo ay ku tageen da [...]
Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”

Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan da [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeed [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
1 2,291 2,292 2,293 2,294 2,295 2,819 27516 / 33825 POSTS