ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 46aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa mawduuca la xiriira dimuqraadiyadda Puntland iyo meesha uu marayo nidaamka axsaabta ee Puntland, kaas oo ururadiisii la unkay dhawaan, lana maagganyahay in ay u sii tallaabaan heer xisbi intooda guulaysata, marka la gaaro doorashooyinka golayaasha deegaanka.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com