Category: Wararka

1 2,248 2,249 2,250 2,251 2,252 2,825 27000 / 33895 POSTS
Jawaari oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Somaaliya

Jawaari oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Somaaliya

Guddoomiyah Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Waddamada Caala [...]
Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)

Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada s [...]
Guddoomiye Jawaari oo Xal u raadinaya Mooshinka laga soo Gudbiyeey (Akhriso)

Guddoomiye Jawaari oo Xal u raadinaya Mooshinka laga soo Gudbiyeey (Akhriso)

Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyadda Somaliya ayaa waxaa ka socda dadaalo kala duwan oo lagu doonaayo in lagu xaliyo Khilaafka ka dhex taagan Golah [...]
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Puntland oo Shurudaha laga doonayo Golaha degaanka Garoowe soo saartay (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Puntland oo Shurudaha laga doonayo Golaha degaanka Garoowe soo saartay (Akhriso)

Xili Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu kala diray Golihii degaanka Degmadda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa Wasiirka Arrimah [...]
Roobkii Go’ga oo  ka da’ay gobalka Haylaan (dhegayso)

Roobkii Go’ga oo ka da’ay gobalka Haylaan (dhegayso)

Magaalada Dhahar ee xarunta gobalka Hayland oo ay kunool yihiin shacab gaaraya ilaa 82 kun oo qof oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee bulashada deeg [...]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo kormeeray Xarumaha Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo kormeeray Xarumaha Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo uu Maanta ku tagey xarunta Wasaaradda How [...]
FAALO:- Wasiirka Maaliyadda: shaqsi mudan in lagu daydo.

FAALO:- Wasiirka Maaliyadda: shaqsi mudan in lagu daydo.

Waa qasab in dowlad kasta ay ku shaqeyso nidaam iyo barnaamij Maaliyadeed oo aasaas u ah dhaqaalaha ka soo xerooda bulshada iyo lacagaha kale ee laga [...]
Bananbax lagu tageerayeey Xassan Goodir oo Garoowe kadhacay (dhegayso)

Bananbax lagu tageerayeey Xassan Goodir oo Garoowe kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Waxaa kadhacay Bananbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,taas oo looga [...]
Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland oo ka hadlay xaaladda gobolka Sool (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland oo ka hadlay xaaladda gobolka Sool (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame oo dhowaan booqday magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo khamis ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxm [...]
Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta

Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta

Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta waana xubintii 20aad ee ururkaas. Dawlada soomaaliya waa dawladii ugu dambaysay ee gashay u [...]
1 2,248 2,249 2,250 2,251 2,252 2,825 27000 / 33895 POSTS