Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland oo ka hadlay xaaladda gobolka Sool (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland oo ka hadlay xaaladda gobolka Sool (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame oo dhowaan booqday magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxaa uu ku qiray in maamulka Puntland uu luminayo gobolo katirsan Puntland.
Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay arintaasi ay jirto hadana ay siyaasad iyo qorshe ka leeyihiin goboladaasi, kuwaasi oo uu sheegay inaan xiligaan la sheegayn.
Sidoo kalle wasiirka ayaa ka hadlay baahiyo dhanka bulshada oo gobolka ka jira xiligaan.
Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com