Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka,iyado Maamulka Galmudug ay ku edeyeen in Caqabad uu ku yahay dib Heshiisnta beelaha Gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Caabudwaaq http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac8eb430101002989e17f47/Ayaanle+warbixin.mp3

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
MUSHARAX JABRIIL CABDULLE: “WAA NASIIBDARRO IN BEESHA CAALAMKA AY NOO TALISO”
BOSAASO: Diidmadda lacagta Shilling somaaliga oo wali taagan (Daawo)

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka,iyado Maamulka Galmudug ay ku edeyeen in Caqabad uu ku yahay dib Heshiisnta beelaha Gobalka Galgaduud.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Caabudwaaq

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME (ELLIOT SHIMON) HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN. ISIS ISN’T ISLAMIC OR MUSLIMS.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANEN.
    FARIINTAN HALA FAAFIYO SI AY U GAARTO WIILASHA YAR YAR EE LA QALDAY EE BUURAHA GAL GALA KU JIRA SI AY U OGAADAAN XAQIIQOOYINKA JIRTA. DABADEEDNA AY UGA SOO BAXAAN KOOXDAAS

DISQUS: