BOSAASO: Diidmadda lacagta Shilling somaaliga oo wali taagan (Daawo)

HomeWararka

BOSAASO: Diidmadda lacagta Shilling somaaliga oo wali taagan (Daawo)

Darawaladda Gadiidka dadweynaha ayaaa maanta Shaqo joojin sameyeey kadib markii la diiday lacagta Shilling somaaliga ah. Dhinaca Suuqa Guud ahaan Waxaaa istaagtay Qaadashada Lacagta shilinka,waxaana shacabku Fariin u direen Xukumadda Puntland. Hoos kaga bogo.

Nabadoon Yaasin CabdiSamad: “Xooladhaqata Galmudug ha la Nabadgaliyo”
Qoorqoor & sheekh shariif oo xalay Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay
Midowga Musharaxiinta: “Farmaajo waa in uu baneeyo Madaxtooyada”

Darawaladda Gadiidka dadweynaha ayaaa maanta Shaqo joojin sameyeey kadib markii la diiday lacagta Shilling somaaliga ah.

Dhinaca Suuqa Guud ahaan Waxaaa istaagtay Qaadashada Lacagta shilinka,waxaana shacabku Fariin u direen Xukumadda Puntland.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: