Roobkii Go’ga oo ka da’ay gobalka Haylaan (dhegayso)

Roobkii Go’ga oo  ka da’ay gobalka Haylaan (dhegayso)

Magaalada Dhahar ee xarunta gobalka Hayland oo ay kunool yihiin shacab gaaraya ilaa 82 kun oo qof oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee bulashada deegaanka ,800 oo kamid ah ay yihiin dadkii abaartu xoola tirtay sidoo kalena ay ku xiran-yihiin magaalada reer guuraa farabadan taasoo qiyaastiina Magaaladda Boosaaso u jirta fogaan dhan 215 km kan xigta dhanka koonfureed ayaa waxaa ka da’ay roob mahiigan ah .

Dhahar curashada roobka ka hor waxaa ka jirtay abaar iyo biyo la’aan baahsan sida ay sheegayaan dadka deegaanku ,waxaana ay aad ugu farxeen raxmada alle weyne u shubay .

Axmed Cabdi xasan iyo Maxamed Cabdulqaadir Xirsi oo kamid ah waxgaradka degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland Ayaa Daljir warramay xaalka gobolk.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com