Bananbax lagu tageerayeey Xassan Goodir oo Garoowe kadhacay (dhegayso)

Bananbax lagu tageerayeey Xassan Goodir oo Garoowe kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Waxaa kadhacay Bananbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,taas oo looga soo horjeedo talaabadi uu ku kala diray golihii degaanka Degmadda Garowe.

Dadka Bananbaxa dhigayey ayaa u badnaa Barakacayaasha Kamamka Garoowe,iyago shegay in Duqi Garowe Xasan Maxamed Khaliif Goodir uu aahaa shaqsi u roon dadka danyarta ah ,isla markaana Madaxweyne Gaas uu ku qaldana in uu shaqadda ka fariisiyo.

Warbixintan Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com