Category: Wararka

1 2,239 2,240 2,241 2,242 2,243 2,823 26892 / 33871 POSTS
Maxay Ciidamadii Militariga ee Soomaaliya uga dhignaayeen Afrika iyo Caalamka (dhegayso)

Maxay Ciidamadii Militariga ee Soomaaliya uga dhignaayeen Afrika iyo Caalamka (dhegayso)

Maanta ayaa waxaa ay ku beegantahay maalinta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed 12-ka April oo ku beegan 58-sano kadib markii la'aasaasay ciidamadii [...]
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga oo arimo badan ka wada hadlay (sawiro)

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga oo arimo badan ka wada hadlay (sawiro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mr. Carlo Campa [...]
Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre oo hoygiisa ugu tagay Guddoomiye Jawaari (sawiro)

Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre oo hoygiisa ugu tagay Guddoomiye Jawaari (sawiro)

Ra'iisul wasaaraha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoygiisa ku booqday guddoomiyaha xilka ka degaya ee baarlamaanka Soomaa [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
cSalaam Xaaji Ismaaciil: “Lacagta Imaaraadku waxa ay aheyd mu’aamarad kadhan ah Soomaaliya (dhegayso)

cSalaam Xaaji Ismaaciil: “Lacagta Imaaraadku waxa ay aheyd mu’aamarad kadhan ah Soomaaliya (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil oo ah falaanqeeye siyaasadda Geeska Afrika ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir kaga warramay xiisadda sii kordh [...]
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, kuna soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Subeer Shiikh Cabdi oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Hoo [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Shir ku saabsan Nidaamka Federaalka oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Shir ku saabsan Nidaamka Federaalka oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, [...]
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka iyo iskaashiga kala hadlay Safiirka Talyaaniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka iyo iskaashiga kala hadlay Safiirka Talyaaniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga [...]
Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa wadda Qorshe balaaran oo dib loogu howlgalinayo diyaaradi Somali Airline ,taas oo dalka somaaliya lahayd,iyado Shac [...]
Halke ayeey ku Dambeysay Dekaddi Macmalka ahayd ee Boosaaso (dhegayso)

Halke ayeey ku Dambeysay Dekaddi Macmalka ahayd ee Boosaaso (dhegayso)

Gudoomiyihii Gudigii Gurmadka ee Doonidii kusoo Caariday Xeebta Bosaaso Sheekh Fu,aad Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-d [...]
1 2,239 2,240 2,241 2,242 2,243 2,823 26892 / 33871 POSTS