Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

HomeWararka

Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa wadda Qorshe balaaran oo dib loogu howlgalinayo diyaaradi Somali Airline ,taas oo dalka somaaliya lahayd,iyado Shacab iyo siyaasin siyaabo kala duwan uga hadleen. Mulkiilayasha diyaaradaha Muqdisho oo Saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qorshaas ay waddo Dowladda somaaliya dibna ugu kicinayso Somali Airline. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ace50760101007617ff3f77/cabdiraxmaan+xaaji+aadan+ibi+.mp3

Galan “Gaas Marbuu Igu khaldamay isma laheyn Mar labaad wuu kugu khaldami Doono” (Daawo)
BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa wadda Qorshe balaaran oo dib loogu howlgalinayo diyaaradi Somali Airline ,taas oo dalka somaaliya lahayd,iyado Shacab iyo siyaasin siyaabo kala duwan uga hadleen.

Mulkiilayasha diyaaradaha Muqdisho oo Saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qorshaas ay waddo Dowladda somaaliya dibna ugu kicinayso Somali Airline.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: