Halke ayeey ku Dambeysay Dekaddi Macmalka ahayd ee Boosaaso (dhegayso)

Gudoomiyihii Gudigii Gurmadka ee Doonidii kusoo Caariday Xeebta Bosaaso Sheekh Fu,aad Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay qorshaha laga damacsanyahay Dekedii Macmalka ahayd ee lagu bad baadiyay Doonidii Xafiis ee Bosaaso ku soo caarisay .

Waxa uu sheegay in qorshahan ay is la wadaan Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka Puntland ,maadaama ay dekedan ay kubaxday lacag kabadan 700 oo kun oo Doolar , suurta galna aysan ahayn in ladayao .

Wariye Xasan heykal ayaa Waraystay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com