Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

Mulkiilayasha Diyaaradaha Muqdisho oo ka hadlay Qorshe dib loogu howlgalinayo Somali Airline (dhegayso)

Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa wadda Qorshe balaaran oo dib loogu howlgalinayo diyaaradi Somali Airline ,taas oo dalka somaaliya lahayd,iyado Shacab iyo siyaasin siyaabo kala duwan uga hadleen.

Mulkiilayasha diyaaradaha Muqdisho oo Saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qorshaas ay waddo Dowladda somaaliya dibna ugu kicinayso Somali Airline.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com