Category: Wararka

  • Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso, kagana bogo wixii war dal iyo dibad naga soo gaaray aroortan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acac6210701009b1cc8dcb4/SD_Geeddi_Garowe_09_April_2018.mp3

  • Wasaaradda Amniga DFS: “Lacagta la qabtay waxa ay dhantahay 9.6 Milyan Doolarka Mareykanka”

    Wasaaradda Amniga DFS: “Lacagta la qabtay waxa ay dhantahay 9.6 Milyan Doolarka Mareykanka”

    War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga DFS ayaa lagu shaaciyey in lacagta laga qabtey dowladda Imaaraadka ee sida sharci-darrada ah lagu soo saarey diyaarad xammuul oo ka soo kacdey Abu Dhabi ay dhantahay $9,600,000 Doolarka Mareykanka. Qabashada lacagta ayaa waxa ay ku soo beegantey ayada oo maalinka berri ah loo ballansanyahay kulan barlamaan oo…

  • Warka Arooryo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan xarunta Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acabcf90301009081221fe6/WarkaSD_Khadar++Cawl+9+April+2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Hoos kadhegayso barnaamijka oo caawa xiiso gaar ah xambaarsan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aca73370101001cfe548ef9/CD_Geeddi_Garowe_08_April_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aca476e070100c716c8a55b/Warka+Fiidinimo+M+Lakiman+8_April_2018+.mp3

  • Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda Muqdisho oo xilka la wareegay

    Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda Muqdisho oo xilka la wareegay

    Taliyaha cusub ee ururka 60Aad Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Gashaanle Odowaa Yuusuf Raage iyo Abaadulaha ururka60Aad Ilaalada Madaxtooyada Laba xidigle Dayax Abdi cabdulle ayaa Maanta la wareegay Xilka ka dib markii dhawaan xilka laga qaaday Taliyihii ciidamada Madaxtooyadda Afcaddeeye. Hoggaanka cusub ee Ciidamada Madaxtooyadda ayaa ah dhalinyaro , waxaana uu taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo…

  • Guddiga doorashooyinka Qaranka oo diwaangaliyeey Sadex Urur siyaasadeed (Sawiro)

    Guddiga doorashooyinka Qaranka oo diwaangaliyeey Sadex Urur siyaasadeed (Sawiro)

    Xisbiyada maanta Shahaadooyinka la siiyay ayaa kala ah Xisbiga wadajir, Xisbiga cadaaladda iyo Midnimada Iyo Xisbiga Samo. Kamaal Guutaale oo ka hadlayay Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta gudiga ee magaalada Muqdisho ayaa xusay isaga oo ku hadlayay magaca xisbiyada maanta la diiwaan galiyey in ay Bulshada Soomaaliyeed ahmiyad wayn u leeyahay nidaamka xisbiyada…

  • Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Maanka Dadwaynaha iyo Microofanka Daljir waa xubin dhagaystayaasha ay kaga hadllaan waxyaabaha maankooda ka guuxaya siyaasadda, arimaha bulshada iyo dhaqaalaha. Maxamud Fantastic ayaa Dajir Qardho kasoo diyaariyay Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aca3df6070100a40fc8a071/Maanka+Dadwaynaha+iyo+Magarafonka+Daljir+fantastic+8_4_2018.mp3

  • Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaaarad Imaraadka katimid Maxay siday ?

    Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaaarad Imaraadka katimid Maxay siday ?

    Warar ay heshay warbaahinta soomaalida ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho Maanta lagu qabtay Diyaarad siday laacag oo ilaa iyo hadda aan la shaacin cadadeeda inta uu dhan yahay Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka timid Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta,isla markaana lacagta saarneyd Diyaaradaas ay leedahay Dowladda Imaaraadka…

  • Gobolka Mudug oo roobabka guga uga faa’iidaysanaya tacabka beeraha (dhegayso)

    Gobolka Mudug oo roobabka guga uga faa’iidaysanaya tacabka beeraha (dhegayso)

    Beeralayda deegaanka Roox ee gobolka Mudug  ayaa isku diyaarinaysa inay ka faa’iidaystaan xilli roobaadka guga , waxaana ay sheegeen inay beeri doonaan dalagyo ay ka midyihiin digirta, galayda ,qaraha iyo batiiqa. Waxa ay sheegeen in dadku ay fahmeen cuntada ka soo baxda dhulkoda hooyo Axmed Cabdi kariin Cismaan oo ku magac dheer Qoodaar , waxaa…

  • Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

    Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

    Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiran waxaa ka jirta  diidmada lacagta Shilin Soomaaliga taaso saamayn kuyelatay dadka dnta yar Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali  ayaa Radio Daljir usheegay in gabi ahaan aan laga isticmaalin Shilin Soomaaliga Wuxuu intaas kudaray in ganacsata ku dhaqan Baladwayne ay joojiyeen lacagta Shilinka…

  • Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

    Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

    4 Sano ee ugu dambaysay Gobolka Sanaag waxa uu samaynayay horumar lataabanka oo ay ka midyihiin dhanka kaabayasha dhaqaalaha, sida dhismihii , Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo gabo gabo ah , Dhismihii Jaamacdii Maakhir , Garoonka diyaaradaha ee Magaalada baran oo dib udayac tir lagu sameeyay , iyo Biyo Galin laga sameeyay Magaalada .…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com