Category: Wararka

1 2,199 2,200 2,201 2,202 2,203 2,824 26412 / 33881 POSTS
Barnaamij Gaar ah Takuleynta Masjidka Al-Nuur Gaalkacyo (dhegayso)

Barnaamij Gaar ah Takuleynta Masjidka Al-Nuur Gaalkacyo (dhegayso)

Kuso dhawaada dhegaystiyaal Barnaamij gaar ah oo ku saabsan tukulaynta Masjidka Al-Nuur ee magaaladda Gaalkcyo oo u baahan in laga qayb qaato dhismihi [...]
Dad shacab ah oo ku dhintay Cagaf la rogmatay Baladweyne (Sawiro)

Dad shacab ah oo ku dhintay Cagaf la rogmatay Baladweyne (Sawiro)

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dad ka barakacayay Magaaladaasi ay la rogmatay Cagaf ay saarnaay [...]
Qorshaha dhow ee Dowladda Federaalku ka leedahay Dowlad Goboleedyada (Maqaal)

Qorshaha dhow ee Dowladda Federaalku ka leedahay Dowlad Goboleedyada (Maqaal)

Dowladdaan waxaa daaha gadaalkiisa ka riixaaya oo wax u yeeriya Fahad Xaaji Yaasiin oo ah nin lagu tiriyo inuu xariidh qoto dheer la leeyahay urur-dii [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce  ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. http://zeno [...]
Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

Kooxo hubaysan ayaa gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku toogtay  Maxamed Barkhadle Cabdi oo ahaa wakiilkii xisbiga Kulmiye ee gobo [...]
Wasiirka Amniga oo ka hadlay ammaanka Muqdisho (dhegayso)

Wasiirka Amniga oo ka hadlay ammaanka Muqdisho (dhegayso)

Raysal wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Khayre, wasiirka amniga iyo duqa magaalada Muqdisho ayaa yeeshay kulan amaanka looga hadlayay oo kadhacay Muqdi [...]
Weerar lagu dilay askar katirsan ciidamada dowladda oo xalay kadhacay Muqdisho

Weerar lagu dilay askar katirsan ciidamada dowladda oo xalay kadhacay Muqdisho

Ilaa afar ka mid ah ciidamada Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib ma [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedi [...]
Warka Arooryo iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Xaawo Axmed, kana soojeedineysa xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah oo khamiis walba kabaxa Xarumaha Daljir ee Somaaliya ,t [...]
1 2,199 2,200 2,201 2,202 2,203 2,824 26412 / 33881 POSTS