Wasiirka Amniga oo ka hadlay ammaanka Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga oo ka hadlay ammaanka Muqdisho (dhegayso)

Raysal wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Khayre, wasiirka amniga iyo duqa magaalada Muqdisho ayaa yeeshay kulan amaanka looga hadlayay oo kadhacay Muqdi

Madaxweyne Farmaajo oo markale gacanta utaagay dowladd goboleedyada (War-saxaafadeed)
Badhan Wali waxaa kasocota diwaangalinta Codbixiyaha doorashadda
Wacaal daray ah: Dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Baladweyne

Raysal wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Khayre, wasiirka amniga iyo duqa magaalada Muqdisho ayaa yeeshay kulan amaanka looga hadlayay oo kadhacay Muqdisho.

Kulanka ayaa lagu go’aamiyay inaanay afar qori ka badan oo nooca Ak47- wadan karin masuuliyiinta dowladda iyo in hubka culus iyo gaadiidka qoryaha saaranyihiin aan la ogolayn inay ka shaqeeyaaan magaaada Muqdisho.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay inkastoo go’aankaasi horay uu u dhaqan galay hadana uu mar kalle soo baxay habacsanaan, waxaana sidoo kalle uu faray shacabka inay la yshaqeeyaan ciidamada xasilinta Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: