Wacaal daray ah: Dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Baladweyne

HomeWararka

Wacaal daray ah: Dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Baladweyne

Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmadaas uu goordhow ka qarxay dagaal culus

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Sacuudiga oo heshiis la galaya Xuutiyiinta
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmadaas uu goordhow ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Ciidanka Dowladda ay weerar ku qaadeen deegaan lagu Magacaabo biitaale oo ku yaalla Galbeedka Magaalada Beledweyne ee G/Hiiraan,waxaana dadka ku sugan Beledweyne ay sheegeen inay maqlayaan dhawaqa rasaasta la isku adeegsanayo.

Ilaa iyo hadda wlei macada khasaaraha ka dhashay dagaalka oo weli ka socda deegaanka Biitaale,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Ciidamo gurmad ah oo ka tirsan dowladda ay goordhow ka baxeen Beledweyne.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: