Sacuudiga oo heshiis la galaya Xuutiyiinta

Sacuudiga oo heshiis la galaya Xuutiyiinta

Dowladda Sacuudiga ayaa lagu wadaa in ay heshiis rasmi ah la gaarto kooxda Xuutiyiin ee Yemen, si loo soo afjaro dagaalada ka socda Yemen.

Heshiiska dhexmari doono Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa ka dhacaya wadanaka Cuman bisha December ee sanadkan 2019.

Sacuudiga iyo xulafo uu hogaaminayo ayaa dagaal ku qaaday Xuutiyiinta Yemen sanadkii 2016-ka, dagaalkaasi oo ay ku dhinteen dad fara badan oo maato ah.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com