Category: Wararka

  • Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

    Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

    Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha ayaa ka furmaya magaalada Muqdisho, waxaana soo qabanqaabiyay xafiiska QM ee Soomaaliya. Kulankan oo ay ka qaybgalayaan madax katirsan Dowladda Faderaalka Soomaaliya, Midowga Yurub iyo QM ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa joojinta dhuxusha ee Soomaaliya. QM ayaa sanadkii 2012kii joojisay dhoofinta dhuxusha ee Soomaaliya, waxaana wali dekedo ku yaala koonfurta…

  • Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii

    Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii

    Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulankoodii u horeeyey oo uu shir guddoomiyo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan. Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa hab maamuuska xeerka lagu aasaasay baarlamaanka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay xubinta ka tahay, taasi oo shalay golaha wasiirada ay ansixiyeen, kadib markii uu…

  • Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Kaga bogo wixii aroortan warar dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aefa62b060100d4760209df/SD_Geeddi_Garowe_07_ay_2018.mp3  

  • Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban, kuna soodhawaada warkii subaxnimo. Waxaa aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aefa5f3fe0000712f9efb9c/Warka+SD+M+Lakiman+7+May+2018+Galkcyo2.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aef58d10a0100afa19054d6/CD_Geeddi_Garowe_06_May_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aef2e0f01010058720eecef/Wwarka+Fiidinimo+M+Lakiman+Galakcyo+6+May+_2018+.mp3

  • Muqdisho lagu qabtay Kulan looga hadlayaay Sharciga doorashooyinka Qaranka

    Muqdisho lagu qabtay Kulan looga hadlayaay Sharciga doorashooyinka Qaranka

    Kulankaan oo inta uu soconayo looga doodayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka qaranka waxa ka qeyb galaya sharci yaqaano, aqoonyahano iyo gudiga doorashooyinka, si ay uga tala bixiyaan nuuca doorasho ee Soomaaliya ku haboon marka la gaaro 2021 waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha Gudaha. Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya. Wasaaradda ayaa kulan ku soo…

  • Kulan dhexmaray Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Ururada Dhallinyarada

    Kulan dhexmaray Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Ururada Dhallinyarada

    Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay ka qaybgaleen kulan su’aallo weydiin ahaa oo ay soo qabanqaabiyeen qaar kamid ah Ururada Dhallinyarada. Kulanka intii uu socday ayaa waxaa looga hadlay doorka dhallinyarada ee Hannaanka dib-u-eegista Dastuurka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha…

  • dib u dhis lagu waddo Xarunta Golaha shacabka Muqdisho (Sawiro)

    dib u dhis lagu waddo Xarunta Golaha shacabka Muqdisho (Sawiro)

    Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa alagu billaabay dib u dhis kaddib markii firtaanka dib u dhiska xarunta uu furay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh.C/raaxmaan. Guddoomiye Mursal ayaa Injineerrada dhisaya xarunta ka dalbaday in ay dedejiyaan dhismaha xarunta Golaha shacabka islamarkaana ay ku dhameeyaan waqtiga ku qoran in la dhameystiro. Maxamed Mursal…

  • Beeralayda Puntland oo diiday dalagyo ay tijaabinayaan hay’ado caalami ah (dhegayso)

    Beeralayda Puntland oo diiday dalagyo ay tijaabinayaan hay’ado caalami ah (dhegayso)

    Beeralayda Puntland ayaa sheegay in ay ka cabanayaan dalagyo tijaabo ah oo ay wadaan Hay,adaha Caalamiga ah ee Wasaarada beeraha ka taageerta dhanka dalagyada , waxayna ay sheegeen Beeralayda in xiligan aysan ubaahneen Mashruuc tijaabo ah oo dhaqaale farabadan lagu bixiyo, balse ay ubaahan yihiin in dhanka wax soo saarka laga taageero maadaama ay ugudbeen…

  • Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Maanka Dadwaynaha iyo Microofanka Daljir waa xubin dhagaystayaasha ay kaga hadllaan waxyaabaha maankooda ka guuxaya siyaasadda, arimaha bulshada iyo dhaqaalaha. Maxamud Fantastic ayaa Dajir Qardho kasoo diyaariyay Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aeeea3f000100129ad6d814/Maanka+Dadwaynaha+iyo+magarafonka+daljir+by+fantastic+6+52018.mp3

  • Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com