Category: Wararka

1 2,109 2,110 2,111 2,112 2,113 2,820 25332 / 33833 POSTS
Dhegayso : Dareenka Shacabka ee khilaafka wasaaradda kalluumaysiga faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah (dhegayso)

Dhegayso : Dareenka Shacabka ee khilaafka wasaaradda kalluumaysiga faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah (dhegayso)

Maalin kahor kulan ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay yeesheen wasiirada kalluumaysiga ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda faderaalka iyo dowlad gobol [...]
Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bardhan ayaa soo dhaweeyay hanaanka iyo qaabka ay usocoto dhismaha wadada Ceel- daahir iyo Ceeri gaabo oo heer gabo gab [...]
Bosaso : Itoobiyaan isku diiwaan geliyay in dalkooda dib loogu celiyo (dhegayso)

Bosaso : Itoobiyaan isku diiwaan geliyay in dalkooda dib loogu celiyo (dhegayso)

Qaar ka mid ah tahriibayaasha Itoobiyaanka ah  ee ku sugan magaalada Bosaso ayaa doonaya inay dib ugu laabtaan dalkooda, kadib markii ay ku adkaatay x [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)

Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo ka hadlay kulan uu magaalda Brusles isaga iyo siyaasi Cali Khaliif Galayr ay kula yeesheen madaxwaynaha Soo [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa. Ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakinman oo ku sugan xarunta Da [...]
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Faysal Cali waraabe iyo Galayr

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Faysal Cali waraabe iyo Galayr

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium-ka wuxuu kula kul [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan daahir Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan daahir Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan daahir oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Faadumo Degan ayaana soojeedinaysa http [...]
BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

Laanta Afka Soomaaliga BBC-da ayaa Magaalada Garoowe kusoo gaba gabaysay sannadkii 2-aad tartan dhanka gabayga ah oo loo qabto dumarka da'doodu u dhax [...]
Duqa degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay Mooshin laga soo gudbiyaay (dhegayso)

Duqa degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay Mooshin laga soo gudbiyaay (dhegayso)

Duqa Degmadda Gaalkacyo ee Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Yaasin Tumey oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunt [...]
1 2,109 2,110 2,111 2,112 2,113 2,820 25332 / 33833 POSTS