Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)

HomeWararka

Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo ka hadlay kulan uu magaalda Brusles isaga iyo siyaasi Cali Khaliif Galayr ay kula yeesheen madaxwaynaha Soo

Taliyaha CXDS: “Saraakiisha ciidanka waa in aysan ku milmin siyaasadda”
Boosaaso: Barnaamij Tartan Quraan akhris ah ayaa loo qabtay Waalidiin &Caruurtooda
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dalka ku soo Laabtay

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo ka hadlay kulan uu magaalda Brusles isaga iyo siyaasi Cali Khaliif Galayr ay kula yeesheen madaxwaynaha Sooamaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo, ariimaha Tukaraq ayuu sheegay inay ka mid ahayd waxyaabihii looga hadlay kulanka

Faysal cali waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland iyo Cali Khaliif Galayr oo Somaliland wada hadal kula jira ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Brusles uu kula yeesheen madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

Kulanka ayaa waxa uu sheegay in looga hadlay xiisadda Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland, qaybsiga deeqaha beesha caalamka ee Soomaaliya.

Hadal uu warbaahinta ku siiyay Brusles ayaa waxaa ka mid ahaa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: