Dhegayso : Dareenka Shacabka ee khilaafka wasaaradda kalluumaysiga faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah (dhegayso)

Maalin kahor kulan ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay yeesheen wasiirada kalluumaysiga ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda faderaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa lagu go’aamiyay in hakad la geliyo wada shaqayntii ka dhaxaysay labada dhinac.

Heshiisyo kalluumaysiga iyo wadaaga khayraadka badda ayaa jiray oo horay dhincyada u dhexmaray, balse aan dhaqan gelin.

Shacabka ayaa ka hadlay aragtidooda khilaafka, iyagoona ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bushada ee radio Daljir, hoos kadhegayso.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com