BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

Laanta Afka Soomaaliga BBC-da ayaa Magaalada Garoowe kusoo gaba gabaysay sannadkii 2-aad tartan dhanka gabayga ah oo loo qabto dumarka da’doodu u dhaxayso 16-35 .

Saddexda gabdhood ee guulaystay sannadkaan ayaa ka socday magaalooyinka Boosaaso ,Garoowe iyo Hargaysa .

Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com