Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bardhan ayaa soo dhaweeyay hanaanka iyo qaabka ay usocoto dhismaha wadada Ceel- daahir iyo Ceeri gaabo oo heer gabo gabo ah ku dhaw .

Shacabka ayaa shegay in ay diyaar u yihiin in ay ka qayb qataan dhismaha Wadada ayna baneeyaan meelaha ay wadado so marayso .

Waxa ay sheegen in hadi wadadan ay dhamaato ay ugu magac dari doonaan Madaxweyne Gaas , maadaama lagu dhisay barnaamijki Puntland ha isku tashato .

Waxa ay baaq udireen Dowladda Somaaliya Madaxda ugu saraysa .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com