Category: Wararka

1 2,103 2,104 2,105 2,106 2,107 2,825 25260 / 33895 POSTS
Raysal Wasaare Khayre oo siwayn loogu soo dhoweeyey Garoowe (sawiro)

Raysal Wasaare Khayre oo siwayn loogu soo dhoweeyey Garoowe (sawiro)

Raysal wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa siwayn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland. Mudan [...]
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo i [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan x [...]
Beeraleyda Timirta Puntland iyo Warbixinada Radio Daljir (sawiro)

Beeraleyda Timirta Puntland iyo Warbixinada Radio Daljir (sawiro)

Asbuucyadan waxa aan dhegastayaasha Radio Daljir ee Soomaaliya iyo dhammaan dunida dacaladeeda la qaysan doonaa warbixino eegaya waxsoosaarka beerleyd [...]
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Gaalkacy [...]
Maxkamadda Ciidamadda DFS oo Xukun ku riday Xubno katirsan Daacish (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamadda DFS oo Xukun ku riday Xubno katirsan Daacish (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida ee Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta la horgeyaay rag lagu eedeyaay inay katirsanyihiin dagalamayasha Daaci [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi jaamac, xarunta Daljir ee Cabudwaaq. Dheg [...]
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimadda Eritrea (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimadda Eritrea (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eri [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan oo Ka Kooban IGAD iyo UNSOM.

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan oo Ka Kooban IGAD iyo UNSOM.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Mxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 July 2018 waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu h [...]
Madaxwayne Farmaajo oo u dhoofay Asmara, muxuu socodku daaranyahay? (dhegayso)

Madaxwayne Farmaajo oo u dhoofay Asmara, muxuu socodku daaranyahay? (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo u dhoofay magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya. Madaxwanaha ay [...]
Iskuulka Masaarida ee Qardho oo maamul cusub yeeshay (dhegayso)

Iskuulka Masaarida ee Qardho oo maamul cusub yeeshay (dhegayso)

Magaalada Qardho ayaa waxaa ku yaala iskuul ay barayaal iyo maamulayaal kayihiin Masaari, iyadoona dhanka kale loo magacaabay maamul kalle. Maamuli [...]
Ciidamada ammaanka ee Garoowe oo gacanta ku dhigay nin indho shareer xiran

Ciidamada ammaanka ee Garoowe oo gacanta ku dhigay nin indho shareer xiran

Ciidamada ammaanka ee Garoowe ayaa xiray nin xirnaa indho shareerka dumarka, waxaana loo taxaabay xabsiga. Saraakiisha ayaa baaritaano ku wadda, iy [...]
1 2,103 2,104 2,105 2,106 2,107 2,825 25260 / 33895 POSTS