Ciidamada ammaanka ee Garoowe oo gacanta ku dhigay nin indho shareer xiran

Ciidamada ammaanka ee Garoowe ayaa xiray nin xirnaa indho shareerka dumarka, waxaana loo taxaabay xabsiga.

Saraakiisha ayaa baaritaano ku wadda, iyadoona aan la ogayn inuu kusii jeeday Garoowe ama magaalooyinka kalle ee Puntland.

Puntland ayaa dagaal adag kula jirta Al-shabaab, Daacish iyo Somaliland, iyadoona aan wax taageero ah ka helin AMISOM iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com