Iskuulka Masaarida ee Qardho oo maamul cusub yeeshay (dhegayso)

HomeWararka

Iskuulka Masaarida ee Qardho oo maamul cusub yeeshay (dhegayso)

Magaalada Qardho ayaa waxaa ku yaala iskuul ay barayaal iyo maamulayaal kayihiin Masaari, iyadoona dhanka kale loo magacaabay maamul kalle. Maamuli

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe ka daah-furay Shir looga hadlayo Musuq maasuqa Somaaliya (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)

Magaalada Qardho ayaa waxaa ku yaala iskuul ay barayaal iyo maamulayaal kayihiin Masaari, iyadoona dhanka kale loo magacaabay maamul kalle.

Maamulihii hore ee Dugsiga H/Dhexe Sare Ee Al-Azhar-Shariif Qardho Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa habeenimadii xalay Xilka uu u hayay Dugsigaasi Baneeyay.

wuxuuna xilkaas ku warejiyay maamul ku xigeenka iskulka

waxaa xafladaxilwarejinta ka qayb galay maamulka gubolka iyo degmada
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5c427d01010001302ce1b1/Codka+Maamulaha+iskulka+ASHR+-+Copy.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: