Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe ka daah-furay Shir looga hadlayo Musuq maasuqa Somaaliya (dhegayso)

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe ka daah-furay Shir looga hadlayo Musuq maasuqa Somaaliya (dhegayso)

Shir ay soo qabanqaabisay hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuq maasuqa puntland oo kaashanaysa hay ada U.N,D.P ayaa waxa kasooqaybgalay masuuliyiin ka socotey dawlada federaalka ah iyo qaarkamida maamulada xubnaha ka ah.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakin Camey ayaa ka qayb galay shirka daah-furayna ,waxaana sido kale shirka goobjoog ka ahaa Wakiilo kasocda Beesha Caalamka.

Warbixintan Waxaa Garowe Kaso diray Wariye Cumar Lakiman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com