Qoysaas Barakacayaal ah ,Kuna hanti Beelay Dab qabsaday Hoygoodi oo Raashin la garsiyeey Garowe (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Qoysaas Barakacayaal ah ,Kuna hanti Beelay Dab qabsaday Hoygoodi oo Raashin la garsiyeey Garowe (dhegayso+Sawiro)

Xalay Xaafada israac ee dhacda koonfurta magaalada garoowe saarana jidka socodonka loo yaqaan waxaa qeyb ka mid ah ka kacay dab wuxuuna wax yeelo u ge

Quursiga Dawladda Federaalka ah iyo Qabweynida Dawladda Goboleedyada (Maqaal)
Wararkii Ugu Dambeeyey ee Sida Looga Ciidey Caalamka Islaamka (dhegayso)
Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo ku dagaalamay Laasqoray

Xalay Xaafada israac ee dhacda koonfurta magaalada garoowe saarana jidka socodonka loo yaqaan waxaa qeyb ka mid ah ka kacay dab wuxuuna wax yeelo u geystay 15 qoys oo kaamkaas ka mid ahaa oo gabi ahaamba gudyahoodii ay gubteen intaas ka dib ayaa mamaulka degmada garoowe saka ugu deeqaan raashin iyo agab kale oo ay adeegsadaan.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garowe kaso diray

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a280186060100640101fc14/Warbxinta+qoysas+ku+gurya+belay+dad+ka+acay+xaafada+israaca+garoowe+oo+raashin+loo+qeybshay+.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: