Magaaladda Qardho oo lagu Heshisayay Labo Belood oo horey Xurguf u dhexmartay (dhegayso)

Magaaladda Qardho oo lagu Heshisayay Labo Belood oo horey Xurguf  u dhexmartay (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar waxaa maanta Heshiis ku gaaray labo belood oo walaala ah ,kuwaas oo horey Xurguf u dhexmartay,taas oo ay dhex dhexaadin ka ahayeen maamulka Gobalka karkaar iyo odayaasha labadda dhinac.

Warbixintan Waxaa Qardho Kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com