Category: Wararka

1 2,028 2,029 2,030 2,031 2,032 2,819 24360 / 33825 POSTS
Puntland Focus Group (PFG) | WAR-SAXAAFADEED (Faafin Degdeg Ah)

Puntland Focus Group (PFG) | WAR-SAXAAFADEED (Faafin Degdeg Ah)

Puntland Focus Group (PFG) | WAR-SAXAAFADEED (Faafin Degdeg Ah) Salaasa, September 18, 2018 Sida la wada ogyahay waxaa Baarlamaanka (Golaha Wakii [...]
Warbixinta 4aad ee Baarlamaanka, Issimada iyo Saamaynta ay Yeelanayso soo Soocid Baarlamaan oo Liidata (dhegayso)

Warbixinta 4aad ee Baarlamaanka, Issimada iyo Saamaynta ay Yeelanayso soo Soocid Baarlamaan oo Liidata (dhegayso)

ku soodhawaada dhegaystayaal warbixintii 4-aad oo qayb ka ah warbixinada taxanaha ah oo aan uga dalaynay Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay i [...]
Golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka oo dowladda fadaraalka Soomalaiya markale eedeen ujeediyay:  Akhriso

Golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka oo dowladda fadaraalka Soomalaiya markale eedeen ujeediyay: Akhriso

War qoraal ah oo maanta ka soo  baxay madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa lagu sheegay in ay dowladda fadaraalka Soomaaliya ay faragalin ku hayso k [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axm [...]
Suuriya oo doorashada deegaanka ay kasocoto

Suuriya oo doorashada deegaanka ay kasocoto

Suuriyiinta ku nool deegaamada ay dowladda maamusho ayaa bilaabay inay dhiibtaan codadkooda doorashada deegaanka markii u horaysay tan iyo sanadkii 20 [...]
Boob iyo rabshado kajira Addisababa

Boob iyo rabshado kajira Addisababa

Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodee [...]
Madaxwaynayaasha Jabuuti iyo Eriteriya oo toban sano kadib ishorfariistay

Madaxwaynayaasha Jabuuti iyo Eriteriya oo toban sano kadib ishorfariistay

Madaxwyanayaasha dalalka Jabuuti iyo Eriteriya ayaa toban sano kadib kulan fool ka fool ah yeeshay, kadib labada dowladood oo heshiis ka gaaray colaad [...]
Xildhibaan Shaacuur oo Madaxweyne Gaas ku eedeyeey musuqa jidka Jalam-Xarfo iyo khilaafka mashruuc kale oo Jarmalku maalgalinayo (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur oo Madaxweyne Gaas ku eedeyeey musuqa jidka Jalam-Xarfo iyo khilaafka mashruuc kale oo Jarmalku maalgalinayo (dhegayso)

Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhexeeya hay'adda PASAWEYN iyo Wasaaradda Deegaanka, waana khilaaf ka dhashay mashruucyada biyo-xireenada ee dowlad [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Maxamed Lakiman ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Xildhibaan Ganey “ RW Khayre Waad fashilantay ee Is Casil ” (dhegayso)

Xildhibaan Ganey “ RW Khayre Waad fashilantay ee Is Casil ” (dhegayso)

xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku fashiltay Ammaanka dalka, islamarkaana loo ba [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
1 2,028 2,029 2,030 2,031 2,032 2,819 24360 / 33825 POSTS