Boob iyo rabshado kajira Addisababa

HomeWararka

Boob iyo rabshado kajira Addisababa

Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodee

Guddiga joogtada ah ee Xildhibanada Aqalka sare oo Kulan Muqdisho ku yeeshay (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Cabddala Faamoos, Daljir Qardho (dhegayso)

Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodeen dagaal labadii maalmood ee lasoo dhaafay kadhacay Addisababa, dad kasoo jeeda qowiyadda Oromada ayaa faasas ku weeraray goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Addisababa oo kasoo jeeda qowmiyadaha tirada yar ee dalkaasi.

Rabshadahan ayaa saamayn ku keenay ganacsiga magaalada Addisababa qaybo ka mid ah, waxaana ay ay kusoo beegmaysaa xilli hogamiyihii jamhadda Oromada uu ku gaaray Addisababa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: