Guddiga joogtada ah ee Xildhibanada Aqalka sare oo Kulan Muqdisho ku yeeshay (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga joogtada ah ee Xildhibanada Aqalka sare oo Kulan Muqdisho ku yeeshay (dhegayso)

Gudiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay magaalada muqdisho , iyadoo kulankooda intiisa ba

C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay Shirka Jabuuti
Magacyada 7 Kamid ah Hogaamiyayaasha Alshabaab oo Maraykanku Malaayiin Dollar Dul Dhigay
Dowladda Hoose Garowe oo kashanaysa Ganacsatada oo soo bandhigay Badeecad dhacday (dhegayso+Sawiro)

Gudiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay magaalada muqdisho , iyadoo kulankooda intiisa badan looga hadlay xiritaalka kalfadhiga 3aad baarlamaanka soomaaliya ,
Kulanka oo ay gudiyada joogtada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada muqdisho waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Kulanka oo mudo socday ayaa markuu soo gaba gaboobay waxaa warbaahinta la hadlay Cali Maxamed Jaamac Xoghayaha Guud ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uuna sheegay in looga hadlay xeritaanka kalfadhiga 3aad baarlaanka oo lagu wado in labada aqalka ee baarlaamanka hal mar la xero.

Warbixintan Muqdisho waxaa kaso diray Wariye Cabdiraxmaan Waaberi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: