Category: Wararka

1 2,029 2,030 2,031 2,032 2,033 2,824 24372 / 33886 POSTS
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta [...]
Madaxweyne Gaas iyo caweyska Badhan (sawirro)

Madaxweyne Gaas iyo caweyska Badhan (sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdu tahay 20 Sep 2018 waxaa uu Dagmeda Badhan bulshada ku dhaqan k [...]
Madaxweyne Gaas oo booqday qabriga Daarood Ismaaciil (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo booqday qabriga Daarood Ismaaciil (sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 20 Sep 2018 waxaa booqasho ku tagay qabuurta awoowe Shee [...]
Cabashada shacabka: “Burtinle waxaa la yiraahdaa degmada dulman …” (dhegayso)

Cabashada shacabka: “Burtinle waxaa la yiraahdaa degmada dulman …” (dhegayso)

Hoos ka dhegayso cabashada shacabka iyo waxgaradka degmada Burtinle oo ka cabanaya waraha biyaha iyo cudurada ka dillaaca waraha biyaha, codsanayana i [...]
Xildhibaan Shaacuur oo mar kale u taagan Golaha Wakiilada Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur oo mar kale u taagan Golaha Wakiilada Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Cabdikariin Xuseen Guure (Shaacuur) oo mar kale u taagan kursiga beesha uu ka soojeedo ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta si weyn loo [...]
Warbixinta dagaalka Dacdheer ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya (dhegayso)

Warbixinta dagaalka Dacdheer ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya (dhegayso)

Dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa saaka ka dhacay deegaanka Dacdheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, yaalana xadka Sooma [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso [...]
Xildhibaan Shaacuur (Burtinle): “Deegaanka Beesha Axmed Diiriye anigu waan soo gaaray …” (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur (Burtinle): “Deegaanka Beesha Axmed Diiriye anigu waan soo gaaray …” (dhegayso)

Wafti uu hoggaminayo Xildhiban Cabdikariin Xuseen Guure Shaacuur ayaa maanta gaaray Degmada Burtinle wuxuuna waftigu sii maray oo la hadly shacabka tu [...]
Madaxweyne Gaas oo kulan wadaJir ah la qaatay Golaha Wasiirada & Isuduwayaasha Gobolka Sanaag (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo kulan wadaJir ah la qaatay Golaha Wasiirada & Isuduwayaasha Gobolka Sanaag (sawirro)

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 Sep 2018 kulan kulayeeshay degmada Badhan Golaha Wasiirada Dowladda Punt [...]
Quraanjecel: Shirkii Golaha Wasiirada Puntland waxa uu maanta ka dhacay Badhan (dhegayso)

Quraanjecel: Shirkii Golaha Wasiirada Puntland waxa uu maanta ka dhacay Badhan (dhegayso)

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland meesha lagu qabtay iyo waxa looga munaashaqooday waxaa inoo sharaxaya Afhayeenka Madaxweynaha Quraanjecel. Hoos k [...]
Madaxweyne Gaas oo kormeeray xarumaha dowladda ee Badhan (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo kormeeray xarumaha dowladda ee Badhan (sawirro)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 Sep 2018 kormeeray Xarumaha dowladda ee degmada Badhan. Madaxweynaha Pun [...]
MARTISOOR: Eng. Maxamuud Axmed Xasan ‘Dhegoweyne’ waayaha dalka iyo isbaddalka Geeska Afrika (dhegayso)

MARTISOOR: Eng. Maxamuud Axmed Xasan ‘Dhegoweyne’ waayaha dalka iyo isbaddalka Geeska Afrika (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Eng. Maxamuud Axmed Xassan “Dhegoweyne” oo kamid ah aqoonyahanka Puntland ee deggan [...]
1 2,029 2,030 2,031 2,032 2,033 2,824 24372 / 33886 POSTS