Xildhibaan Shaacuur oo mar kale u taagan Golaha Wakiilada Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur oo mar kale u taagan Golaha Wakiilada Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Cabdikariin Xuseen Guure (Shaacuur) oo mar kale u taagan kursiga beesha uu ka soojeedo ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Warbxinta Xildhibaanka waxaa Garoowe inooga soo diray wariye cXakiin Xuseen Xasan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com