Category: Wararka

1 1,930 1,931 1,932 1,933 1,934 2,821 23184 / 33843 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.   http://zeno-devlab.s [...]
Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Shir looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug ayna ka qayb galeen shacabka labada dhinac Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Gaalkac [...]
Doodii Macalimu  ee Shalay “Baroortu Orgiga Ka Weyn” (Qormo)

Doodii Macalimu ee Shalay “Baroortu Orgiga Ka Weyn” (Qormo)

Sanado badan waxaa ka dhex jiray suxufiyiinta Soomaaliyeed kala qaybsanaan baahsan iyagoona samaystay laba Urur oo kala matala, garab hoos yimaada Cum [...]
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho

Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turub [...]
Madaxwneyne Gaas “8 january  Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

Madaxwneyne Gaas “8 january Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ee waqtigiisa sii dhamaanaya Dr: Cabdiwali Cali Gaas ayaa maata waxa uu sheegay in 8 January 2019 Puntland ay ka dhici doonto xo [...]
Aqalka sare oo go,aano ka soo saaray khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada (dhegayso/daawo)

Aqalka sare oo go,aano ka soo saaray khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada (dhegayso/daawo)

Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya oo maalmahanba ku howlanaa xal ka gaarista  khilaafka udhexeeya dowladda Fadaraalka Somaaliya iyo maamul gobol [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axm [...]
Shacabka Wadanka Tunisia oo dibadbaxyo ku diiday booqashada MBS ee Tunisia

Shacabka Wadanka Tunisia oo dibadbaxyo ku diiday booqashada MBS ee Tunisia

Dhalaxsugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa la filayaa inuu gaaro maanta oo Talaado wadanka Tunisia , arrintan oo qayb ka ah b [...]
M/wayne Farmaajo “Caqabadaha ugu badan ee saamaynta ku leh xeebta Soomaaliyeed waxa kamid ah maraakiib shisheeye oo si aan sharci ahayn uga kalluumaysta”

M/wayne Farmaajo “Caqabadaha ugu badan ee saamaynta ku leh xeebta Soomaaliyeed waxa kamid ah maraakiib shisheeye oo si aan sharci ahayn uga kalluumaysta”

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatada xeebaha Soomaaliya ee kalluumaysiga sharci darada ah [...]
Midowga Afrika oo qiimaynaya ammaanka Soomaaliya

Midowga Afrika oo qiimaynaya ammaanka Soomaaliya

Wafdi kasocda Midowga Afrika oo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la filayaa inay qiimeeyaan ammaanka iyo horumarka Soomaaliya. Wafddigan oo shalay ga [...]
Nicolas Haysom “Ma jiro ajenda siyaasadeed ee xalaal ah oo lagu gaari karo dil aan loo meel-dayin ee loo geysto dad rayid ah oo isugu jira rag, haween iyo carruur”

Nicolas Haysom “Ma jiro ajenda siyaasadeed ee xalaal ah oo lagu gaari karo dil aan loo meel-dayin ee loo geysto dad rayid ah oo isugu jira rag, haween iyo carruur”

Wakiilka QM ee arrimaha Soomaaliya Nicolas Haysom ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray waxaa uu ku cambaareeyey qaraxyadii shalay kadhacay magaalooyink [...]
1 1,930 1,931 1,932 1,933 1,934 2,821 23184 / 33843 POSTS