Madaxwneyne Gaas “8 january Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

Madaxwneyne Gaas “8 january  Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ee waqtigiisa sii dhamaanaya Dr: Cabdiwali Cali Gaas ayaa maata waxa uu sheegay in 8 January 2019 Puntland ay ka dhici doonto xor iyo xalaal ah  , taas oo ka wanaagsan tii hore uga dhacday Garoowe 2014kii ,xiligii uu musharax ahaa .

Waxa uu sheegay in hadii Baarlamaanka cusub ay go,aan sadaan in ay soo celiyaan xukuumadiisa uu diyaar u yahay in waxbadan oo ka dhiman Puntland uu qaban doono .

Hadalkan ayuu ka sheegay magaalada Qardho, xili uu maanta xariga uu ka jarayay mashaariic laga hirgaliyay degmada .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com