Aqalka sare oo go,aano ka soo saaray khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada (dhegayso/daawo)

Aqalka sare oo go,aano ka soo saaray khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada (dhegayso/daawo)

Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya oo maalmahanba ku howlanaa xal ka gaarista  khilaafka udhexeeya dowladda Fadaraalka Somaaliya iyo maamul goboleedyada, ayaa soo saaray go,aano ay sheegeen in ay xal u yihiin khilaafkii soo jiitamayay mudada dheer.

Go,aanada ka soo baxay Aqalka sre waxaa Warbaahinta u akhriyay  Sen. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com