Category: Wararka

1 1,848 1,849 1,850 1,851 1,852 2,820 22200 / 33831 POSTS
Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir & Maxamuud Fantastic (dhegayso|daawo)

Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir & Maxamuud Fantastic (dhegayso|daawo)

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c448efd01010027115089e3/Maanka+Dadwaynaha+iyo+Magarafonka+Daljir+by+fantastic+20_1_2019+.MP3 https [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo dagaal culus sheegay inuu ku qaadayo Alshabaab

Madaxweynaha Jubbaland oo dagaal culus sheegay inuu ku qaadayo Alshabaab

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Dhoobley ayaa maanta booqaday Xero ay Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaan [...]
Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ka yeelanaya socdaalka iyo isdhaafsiga Xogaha

Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ka yeelanaya socdaalka iyo isdhaafsiga Xogaha

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud e [...]
Magacyadda Wariyaal  ka tirsan kooxda Alshabaab oo la shaaciyeey

Magacyadda Wariyaal ka tirsan kooxda Alshabaab oo la shaaciyeey

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa soo bandhigtey magacyada qaar ka mid ah weriyaal ka howlgalayay idaacada ku hadasha codkaururka Al-Shabaa [...]
Muwaadin Somaliyeed  iyo tiro dad la tuhuunsanyahay oo la xiray

Muwaadin Somaliyeed iyo tiro dad la tuhuunsanyahay oo la xiray

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Koox ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ee baaritaanka ku haya Weerarkii Hotelka Du [...]
Warbixin: Dhibaato intee la’ eg ayuu isticmaalka doolarka uu ku hayaa shacabka Puntland?

Warbixin: Dhibaato intee la’ eg ayuu isticmaalka doolarka uu ku hayaa shacabka Puntland?

Dowladaha adduunka waxaa ay xoogga saaraan lacagohooda inay ka shaqayso adduunka intiisa badan, balse Soomaaliya ayaa ka duwan sidaasi oo waxaa lacagt [...]
Guriga aad ku leedahay dhul la haysto  maku diidi lahayd 100-milyan oo doolar, haddii laguu gaaro?

Guriga aad ku leedahay dhul la haysto maku diidi lahayd 100-milyan oo doolar, haddii laguu gaaro?

Muwaadin u dhashay Falastiin oo degan magaalada Hebron ee galbeedka Daanta Galbeed ee dhulka reer Falastiin ayaa ka diiday Israa'iili doonay [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Carabta oo ku kala qaybsamay shir madaxeed lagu waday inuu ka dhaco Lebanan

Carabta oo ku kala qaybsamay shir madaxeed lagu waday inuu ka dhaco Lebanan

Kasoo qaybglaka kulanka hogaamiyeyaasha gobolka oo liita iyo ku kala qaybsanaanta siyaasadda wadanka Suuriya ayaa sabab u noqotay inuu guul daraysto s [...]
Askari Mareykan ah oo lagu soo oogay dilka wiil madow ah (daawo)

Askari Mareykan ah oo lagu soo oogay dilka wiil madow ah (daawo)

Xuseen Madar ayaa soo jeedinaya https://www.facebook.com/RDaljir/videos/275510213126024/ [...]
1 1,848 1,849 1,850 1,851 1,852 2,820 22200 / 33831 POSTS