Warbixin: Dhibaato intee la’ eg ayuu isticmaalka doolarka uu ku hayaa shacabka Puntland?

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Warbixin: Dhibaato intee la’ eg ayuu isticmaalka doolarka uu ku hayaa shacabka Puntland?

Dowladaha adduunka waxaa ay xoogga saaraan lacagohooda inay ka shaqayso adduunka intiisa badan, balse Soomaaliya ayaa ka duwan sidaasi oo waxaa lacagt

Saraakiisha Mareykanka: Dhaxalsuge MBS oo hooyadi ka qariyey aabbihiis Boqor Salmaan (NBC News)
Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aden oo la filayo in uu berri iscasilo iyo KG oo gashay marxalad cusub oo siyaasadeed
Wareysi Maxweyne Farmaajo: “Puntland waxay ku hormartay iskutashi” (dhegayso+Daawo)

Dowladaha adduunka waxaa ay xoogga saaraan lacagohooda inay ka shaqayso adduunka intiisa badan, balse Soomaaliya ayaa ka duwan sidaasi oo waxaa lacagta kaliya ee dalka uu lahaa aysan ka shaqayn iskabda daayee dibadda ee meelo badan oo gudaha dalka ah sida Hiiraan iyo Galgaduud oo qaybo ka mid ah laga isticmaalo birta Itoobiya, lana diiday sh, soomaaliga, halka Puntland iyo gobolada kallena dadku lacagta kaliya ay wax kusoo iibsadaan uu yahay doolar , haddaba

Warbixinta isku dheeli tirnaan la’aanta doolarka iyo sh, so iyo saamaynta ay ku hasyo bulshada,wariye Maxamuud Cabdi Ibraain ayaa warbixintan ka diyaariyay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: