Category: Wararka

  • Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soojeedinaya Maxamed Lakiman. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta…

  • Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

    Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

    Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso . Qaraxan ayay sheegeen ciidamada in uu ahaa nooca gacanta laga hago ,waxaana lagu guulaystay in la fur furo kahor inta aan laqarxin. Hadaba Gudoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacay Dhado iyo duqa degmada Bosaaso C/salaan…

  • Taliska Booliska oo Saraakil u xiray Falal amni darro

    Taliska Booliska oo Saraakil u xiray Falal amni darro

    Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in illaa 30 Saraakiil ay u xiran yihiin fal dambiyeedyo kala duwan, kuwaasoo ku jira Xabsiga Dhexe ee Xamar. Afhayeenka Booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in saraakiil, saraakiil kuxigeeno iyo dabley oo gaaraya 32 ay u xiran yihiin fal dambiyeedyo kala duwan Waxaa uu sheegay inay socdaan baaritaano, isla…

  • Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

    Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

    Ciidamada NISA ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal maaliniamdii shalay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Sida lagu qoray barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgal si taxadar leh loo fuliya kaddib lagu soo qabtay xubin hoggaamiye u ahaa Koox Amniyaad ah oo ka howlgala Muqdisho. “Howlgal qorshaysan oo…

  • Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

    Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

    Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shir madaxeedkii labaad la yeelanaya dhammaadka bisha February madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi  Kim Jong Un, kaasi oo daba socda kulankii horay ay labada madaxwayne ugu yeesheen Kuuriyada Koonfureed. Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegaya Donald Trump inuu la kulmay sarkaalka ugu sareeya wada xaajoodka Kuuriyada Waqooyi ee dhanka Nuclearka Kim Yong Chol.…

  • Ciidamada Suudaan oo rasaas ku furay dad tacsi ka qaybgalayay

    Ciidamada Suudaan oo rasaas ku furay dad tacsi ka qaybgalayay

    Booliska Suudaan ayaa rasaas nool ku furay dad ku baroor diiqayay guriga mid ka mid ah dibadbaxayaasha dalkaasi oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray habeen hore rasaas ay ciidamada ammaanku ay ku fureen hoygiisa. Ilaa laba kun oo qof ayaa kasoo qaybgalay baroordiiqa Mucaawiye Bashiir Khaliil oo 60- sano jir ahaa kaasi oo loo toogtay…

  • Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi

    Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi

    Booliska Kenya ayaa aqoonsaday mid ka mid ah raggii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi, iyadoo Maxkamad la soo taagay shan ruux oo lala xiriirayo weerarkaas. Ninka isku qarxiyay gudaha DusitD2 ayaa magaciisa lagu sheegay Mahir Khalid, kaasoo ka soo jeeda magaalada Mombasa, waxaa la sheegay inuu…

  • Kooxda Alshabaab oo werarary Deegaanka Baar-Sanguuni

    Kooxda Alshabaab oo werarary Deegaanka Baar-Sanguuni

    Saakay aroortii hoe ayaa rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaareen saldhig Ciidamada Dowladda Soomalaiya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Weerarka ayaa waxaa uu ku billowday gaari waxyaabaha qarxa lagu soo raray, waxaana xigay dagaal toos ah oo Dagaalameyaal Al-shabaab ka tirsan ay ku…

  • Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaawo Axmed. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c4296850201004840e75560/SD-Growe-19-January-2019-Xaawo.mp3

  • Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c4296570101009302505366/Warka%2CSubaxnimo%2CXuseenmadar%2C19%2CJanuary%2C2019.mp3

  • MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe  iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

    MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

    Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Ansixinta xeerka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ,iyadoo Xildhibaanada ay wax ka badal ku sameeyeen xeerkii hore ee lagu soo dhaqmi jiray. Barnaamijka sidookale waxaa looga hadlay isbadalka dhaqaale ee Puntland tan iyo markii la doortay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni iyo hadal haynta ninka…

  • Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo

    Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo

    Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhow uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen labo ruux. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Isha uuna ahaa mid ka dhashay bam ay wateen labo ruux oo mooto watay. Wararka qaar ayaa sheegaya in ay raga mootada watay ee bamku uu ku qarxay…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com