Category: Wararka

1 1,786 1,787 1,788 1,789 1,790 2,824 21456 / 33886 POSTS
Maamulka Jubaland oo digniin u diray musharrixiinta (daawo | dhegayso)

Maamulka Jubaland oo digniin u diray musharrixiinta (daawo | dhegayso)

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdi Nuur Janan oo Maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay degmada Dooloow ee Gob [...]
Guddoomiyaha barlamaanka oo waddama carbeed fariin u diray (Daawo)

Guddoomiyaha barlamaanka oo waddama carbeed fariin u diray (Daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane; Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan, ayaa qudbad ka jeediyay Shirka 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta oo Sh [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Gaalkacyo  maanta idinkaga soo jeedi [...]
Hogaamiyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea oo booqanaya Koofurta Sudan

Hogaamiyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea oo booqanaya Koofurta Sudan

Madaxda dalalka Ethiopia Abiy Axmed iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa booqanaya dalka Koofurta Sudan iyagoo doonaya in ay sii xoojiyaan xiriirka dalalka [...]
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska

:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladd [...]

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaysa wariye Faadumo Deggen [...]
Ragg ka tirsan kooxda Alshabaab oo Muqdisho lagu so bandhigay (Daawo)

Ragg ka tirsan kooxda Alshabaab oo Muqdisho lagu so bandhigay (Daawo)

Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhiga demadaas waxa ay kusoo bandhigeen Saddex Rag ah oo la sheegay inay Al-Shabaab [...]
Ururuka haweenka gobolka bari oo fariin adag udiray dowladda Puntland (dhegayso)

Ururuka haweenka gobolka bari oo fariin adag udiray dowladda Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka haweenka ee gobolka Bari Maryan Maxamed Xasan Maryan  Guduudo oo waraysi gaar ah maanta siisay radio Daljir ayaa waxa ay ka hadash [...]
Muwaadiniin udhalatay Mareykanka oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Muwaadiniin udhalatay Mareykanka oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Shan qof oo udhashay dalka Mareykanka kujiro duuliyihii  madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya  William Ruto. ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo  ka [...]
Madaxweynaha oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii  wadada  Maka Al-Mukarama

Madaxweynaha oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii wadada Maka Al-Mukarama

Madaxweynaha dowladda fadaraalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmo kadob waxa uu booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ismiidaaminta ah [...]
Bouteflika oo markii shanaad u tartamaya doorashadii 5aad ee madaxwaynaha Aljeeriya , iyadoo shacabku diidanyahay

Bouteflika oo markii shanaad u tartamaya doorashadii 5aad ee madaxwaynaha Aljeeriya , iyadoo shacabku diidanyahay

  Madaxa maamulka ololaha doorashada ee maadxwaynaha Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika oo wajahaya laba todobaad oo dibadbaxyo waawayn oo looga [...]
1 1,786 1,787 1,788 1,789 1,790 2,824 21456 / 33886 POSTS