Madaxweynaha oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii wadada Maka Al-Mukarama

Madaxweynaha dowladda fadaraalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmo kadob waxa uu booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama maalinimadii kahamiista ahayd ee aynu soo dhaafnay.

Madaxweynaha ayaa dadkii ku dhaawacmay qaraxan waxa uu alle uga baryay in uu caafimaad deg deg ah siiyo isagoona balan qaaday in dowalada dadka qaba dhaawacyada culus ay uqaadi doonto dalka dibadiisa.

Qaraxan oo ay fuliyeen  Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintay Inkabadan 30 qof waxaan ku dhaawacmay   ku dhawaad 100 qof oo kalena .

 

Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com