Category: Wararka

1 1,784 1,785 1,786 1,787 1,788 2,824 21432 / 33886 POSTS
Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo b [...]
Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland oo la Dhaariyey (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland oo la Dhaariyey (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Wabarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdu [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray dekadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray dekadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kasoo laabtay safar uu ku tegay Switzerland ayaa kormee [...]
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa wa [...]
Dowladda Puntland oo beenisay  in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland

Dowladda Puntland oo beenisay in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in aysan jirin dagaal dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland . Axme [...]
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo heshiisyo cusub saxiixay

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo heshiisyo cusub saxiixay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa saxiixay Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada Dawla [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Duufaanta  gobolka Alabama ee Mareykanka oo dishay 23 qof (Daawo)

Duufaanta gobolka Alabama ee Mareykanka oo dishay 23 qof (Daawo)

Duufaanta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka Mareykanka ayaa sababtay dhimashada 23 qof, waxaana lagu soo waramayaa inay dad badana ay ku dhaawacmeen, [...]
Hogaamiyaha mucaaradka Venezuela oo taageero wayn ka helay shacabka (Daawo)

Hogaamiyaha mucaaradka Venezuela oo taageero wayn ka helay shacabka (Daawo)

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Venezueala ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib safar uu taageero ugu raadinayay ololaha uu kaga soo horjeedo madaxway [...]
Howlgalo dad lagu soo qabtay oo Gaalkacyo ka socda (Daawo)

Howlgalo dad lagu soo qabtay oo Gaalkacyo ka socda (Daawo)

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Coll Cismaan Cuke Afdalow ayaa faahfaahin kabixiyeey howlgal ciidamadda Booliska Puntland ka sameyeen Ga [...]
1 1,784 1,785 1,786 1,787 1,788 2,824 21432 / 33886 POSTS