Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo b

NAIROBI | Beelaha daga Gobalka Shabeellada hoose oo isugu yimid Shir aayo katashi ah | Warbixin
MAAREYNTA & WAXTARKA BIYAHA
Asma Shiikh Axmed: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo badan oo falxumada kufsi la xiriirta siiba magaalada Galkacyo kuwa ka dhacay.

Haddaba warbixintaan oo ah middii ugu dambaysay taxanayaashaasi waxaan uga hadlaynaa sida wax looga qaban karo falxumada kufsi.

Cabdifitaax Cumar Geeddi ayaa diyaarshay, soona jeedinaya.

halkan kadaawo taxanaha warbixinti kufsiga iyo dilka caasho ilyaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: