Duufaanta  gobolka Alabama ee Mareykanka oo dishay 23 qof (Daawo)

HomeWararka

Duufaanta gobolka Alabama ee Mareykanka oo dishay 23 qof (Daawo)

Duufaanta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka Mareykanka ayaa sababtay dhimashada 23 qof, waxaana lagu soo waramayaa inay dad badana ay ku dhaawacmeen,

Kenya oo ku guulaysatay kursiga Golaha Ammaanka
MARTISOOR: Maxay guddiga Arimaha bulshada Baarlamaanka Puntland kala socdaan xaalada nololeed ee bulshada Danyarta?
MUQDISHO: Xulka 17-sano jiradda Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Duufaanta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka Mareykanka ayaa sababtay dhimashada 23 qof, waxaana lagu soo waramayaa inay dad badana ay ku dhaawacmeen, kadib markii duufaan ku dhufatay gobolka Alabama ee Mareykanka.

Duufaano dhowr ah ayaa ku dhuftay gobolada Georgia, Florida , Alabama iyadoo cimiladu ay sii xumaanayso qaybo badan oo ka mid ah koonfurta dalka Mareykanka.

Duufaanta ayaa dadka ku geeriyooday waxaa ka  mid ah sadex carruur ah, sida masuuliyiinta gobolka ay sheegeen.

Waa duufaantii ugu khasaaraha badnayd ee ku dhufata Mareykanka tan iyo sanadkii 2013kii, xiligaasi oo duufaan ay ku geeriyoodeen gudaha Mareykanka 24 qof.

 

 

Hoos kadaawo warbixin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: