Dowladda Puntland oo beenisay  in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland

HomeWararka

Dowladda Puntland oo beenisay in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in aysan jirin dagaal dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland . Axme

Maxaa ka socda Muqdisho? |Aqoonyahan Cabdirashiid Sh Cali oo bartay siyaasada ayaa ka faaloonaya (daawo)
Kulan u dhaxeeya Warbaahinta & Bahda Garsoorka oo Garoowe ka dhacay
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in aysan jirin dagaal dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland .

Axmed Karaash ayaa sheegay in  dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Gambara uu dhexmaray ciidamada Soomaaliland iyo maleeshiyaad kale oo ka soo horjeeda maamulka Soomaaliland.

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in Puntland markasta ay ka go,antahay soo celinta gobolada Puntland oo ay Soomaaliland gacanta ku hayso.

 

Jawaabta ka soo baxday Puntland ayaa ku soo beegmaysa iyadoo shalay maamulka Soomaaliland uu dagaalkii Gambara ku eedeeyay in ay Puntland soo abaabushay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: