Bouteflika oo markii shanaad u tartamaya doorashadii 5aad ee madaxwaynaha Aljeeriya , iyadoo shacabku diidanyahay

HomeWararka

Bouteflika oo markii shanaad u tartamaya doorashadii 5aad ee madaxwaynaha Aljeeriya , iyadoo shacabku diidanyahay

  Madaxa maamulka ololaha doorashada ee maadxwaynaha Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika oo wajahaya laba todobaad oo dibadbaxyo waawayn oo looga

MAANHADAL: Xuska Sanadguurada 21-aad ee Puntland (dhegayso)
Dulucdii Hadal ee Madaxweyne Deni iyo Doorka Bulsho ee Reer Puntland (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

 

Madaxa maamulka ololaha doorashada ee maadxwaynaha Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika oo wajahaya laba todobaad oo dibadbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo inuu u tartamo doorashada madaxwaynaha ee Aljeeriya markii shanaad ayaa sheegay inuu doorashada ka qaybgeli doono.

 

82- sano jirkan ayaa oo xanuunka stroke uu ku dhuftay sanadkii 2013kii ayaa hadda baaritaan caafimaad u jooga wadanka Switzerland,  Cabdilqani Zalane oo ah madaxa ololaha doorashada ee madaxwaynaha Aljeeriya ayaa sheegay inuu waraaqaha aqoonsiga u gudbiyay guddiga doorashada ee qaranka iyo golaha dastuurka.

 

Shacabka Aljeeriya ayaa wada dibadbaxyo waawayn oo ay uga soo horjeedaan inuu madaxwaynaha uu markii shanaad uu is-sharaxo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: