MAANHADAL: Xuska Sanadguurada 21-aad ee Puntland (dhegayso)

kulanti wacan dhageystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal,todobaadkana waxaan ku soo qaadanaynaa munaasabada xuska Aas aaska Puntland ee 21-sano guuradi kaso wareegtay marki la dhisay Puntland oo xalay ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Garoowe.

khudbado kala duwan waxaa ka jeediyeey Madax kala duwan,waxaana Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman)


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com