Category: Wararka

1 1,658 1,659 1,660 1,661 1,662 2,824 19920 / 33881 POSTS
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, w [...]
Itoobiya oo ka hadashay sawir muujinayay in Soomaaliya iyo Ethiopia la isku daray

Itoobiya oo ka hadashay sawir muujinayay in Soomaaliya iyo Ethiopia la isku daray

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ethiopia waxay sheegtay in si “khaldan oo aan la aqbali karin boggeeda loogu daabacay sawirka khariiradda Afrika” oo muuji [...]
Kooxda kubada cagta ee Daljir oo u soo baxday fiinalka koobka Ramadaanta ee Caabudwaaq (Sawiro)

Kooxda kubada cagta ee Daljir oo u soo baxday fiinalka koobka Ramadaanta ee Caabudwaaq (Sawiro)

Demada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa si habsami leh uga socda koobta kubada cagta ee bisha Ramadaan oo ay ku tart tamayaan ciyaartoyda kubada [...]
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso. http [...]
Ciidamo ka yimid Hargaysa iyo Gebilay oo soo gaaray deegaano ka mid ah Sanaag (dhegayso)

Ciidamo ka yimid Hargaysa iyo Gebilay oo soo gaaray deegaano ka mid ah Sanaag (dhegayso)

Somaliland ayaa ciidamo hor leh usoo dirtay deegaamada gobolka Sanaag, waxaana ay ka dambaysay kadib markii Arbacadii dagaal ka dhacay deegaanka Damal [...]
Maxay tahay sababta soo cusboonaysiisay xiisadda gobolka Sanaag (dhegayso)

Maxay tahay sababta soo cusboonaysiisay xiisadda gobolka Sanaag (dhegayso)

Ciidamo hor leh oo kasocda magaalooyinka Hargaysa iyo Gabilay ayaa kusii jeeda magaalada Baran ee gobolka Sanaag, waxaana ay ka dambeysay kadib xiisad [...]
Muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa gobolka Mudug u magacaabay guddoomiye cusub, waxaana guddoomiyaha cusub loo magacaabay Axme [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Galmudug oo go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS qaadacday

Galmudug oo go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS qaadacday

Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go’aankaas Wasaaradda [...]
Wasiir Goodax oo sheegay in berri uu furmo doono imtaxaanadki shahaadiga aha

Wasiir Goodax oo sheegay in berri uu furmo doono imtaxaanadki shahaadiga aha

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka dugs [...]
Maamulka Hiirsheebele oo ka horyimid Qoraalki Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS

Maamulka Hiirsheebele oo ka horyimid Qoraalki Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS

Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha [...]
1 1,658 1,659 1,660 1,661 1,662 2,824 19920 / 33881 POSTS