Kooxda kubada cagta ee Daljir oo u soo baxday fiinalka koobka Ramadaanta ee Caabudwaaq (Sawiro)

Demada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa si habsami leh uga socda koobta kubada cagta ee bisha Ramadaan oo ay ku tart tamayaan ciyaartoyda kubada cagta ee gobolada dhexe.

Maanta waxa ay ciyaar xiiso badan ay dhexmatay labada kooxood ee kala ah,FC Daljir iyo FC Dur-Dur.

Ciyaartan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufara badan oo soo buux dhaafiyay garoonkii ay ciyaartu ka socotay.

Labada kooxood ayaa 90kii daqiiqo ee ciyaarta isku mari waayay 1-1 waxaana loo qabtay rigoore oo ay guusha ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca Daljir.

Ayaale Cabdilaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq.

Sawiro.



Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com